Mas weyn oo dilay Shan kamid ah ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya

Mas weyn oo dilay Shan kamid ah ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya

Wararka ka soo baxaaya Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa ku waramaya in Mas weyn uu dilay askar katirsan CiidamadaItoobiya.

Maska ayaa askarta ku weeraray mid kamid ah dhufeesyada Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Buurdhuubo.

Dhacdada oo dhacday shalay oo sabti ahayd ayaa waxaa qaniinyada maska ku dhintay shan askari halka ay si xun ugu dhaawacmeen 6 askari oo kamid ah Ciidamada Jabuuti.

Marar badan ayaa Soomaaliya waxaa ka dhacay weeraro ka dhan ah shisheeyaha oo ay gaysteen masas.

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
Baargaal @gmail.com
Developed by Jago Desain