Sawirka Maanta : Tolow Ma runtood baa wax ma noo qabanaayaan

Sawirka Maanta : Tolow Ma runtood baa wax ma noo qabanaayaan
Sawirka Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa shirar dhawaanahan ay yeelanaayeen Qurbajoogta Puntland Gaar haan qurbajoogta Gobolka Gardafuu oo ka shiraayay siday uga qayb qaadanlahaayeen horumarka iyo dib u dhiska gobolka 

Dad Badan ayaa markay xogta Ku saabsan Shirarkaas ka akhristeen internetka iswaydiinaya in ay run tahay warka ka soo baxay shirarkaas iyo inay yihiin balanqaadyo aan kulamadaas ka danbayn

dadka qaar  waxay is waydiinaayaan , oo maskaxdooda ka guuxaysa oraahdan " Tolow Ma runbaa oo wax ma noo qabanaayaan qurbajoogteenu"

Daawasho wacan  


Developed by Jago Desain