Posts

Gabdho isla dhashay oo la arkayo wadnahooda iyo garaaca uu sameynayo


Labo gabdhood oo isla dhashay ayaa mid walba waxay ku dhaladay mucjiso rabaani ah, waxaana mid walba la arkayaa garaaca wadnahooda, balse wax dhibaato ah kuma qabaan.

Audrey oo seddax jir ah iyo walaasheed oo lix jir ayaa waalidkood daryeel caafimaad u geeyay dalka Mareykanka si loogu sameeyo qaliin heer caalami ah, waxayna ka tageen Ruushka oo ay u dhasheen.

Laakiin arinta mucjisada ah ayaa ah in labadan gabdhood ee isla dhashay mid walba la arkayo garaaca iyo bood boodka uu sameynayo wadnahooda oo uun xafidaya maqaarka kore ee jirka.

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain