DAAWO FILM DOCMENTRY AH OO KA HADLAAYA JARIIFKA XEEBAHA PUNTLAND & CABSIDA LAGA QABO BURCAD-BADEEDDA

Kalluumeysiga aan sharciga ahayn ee ka soconaya badaha Soomaaliya, wuxuu halis geliyey nolosha kalluumeysatada ku dhaqan xeebaha puntland 

Kalluumaysatada Ku dhaqan xeebaha Puntland ayaa noloshoodu ku tiirsantahay wax soo saaarka badda waxayna marar badan cabasho ka muujiyay Gaadiidka badda ee Kalluumaysiga sharci-darada ah ka wada xeebaha Puntland , kuwaas oo xaaluf ba'an ku haya khayraadka badda puntland , mararka qaarna dhibaato u gaysta kaluumaysatada oo ka burburiya agabkooda shqo

Halkan Ka dawo Barnaamaj Documentary oo uu ka diyaariyay Tv caalamiga ah ee soomaaliyeed ee SBC international iyo wariye yuusuf cabdi Shire




Developed by Jago Desain