WAREEGTO: MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND AYAA MAGCAABAY GUDDIGA TAAKULADA DIFAACA DALKA

WAREEGTO: MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND AYAA MAGCAABAY GUDDIGA TAAKULADA DIFAACA DALKA
Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/wali maxamed cali gaas ayaa magacaabay guddi loogu magacdaray Gudiga taakulada Difaaca Dalka , gudigaas oo gudoomiye looga dhigay Madaxwayne ku xigeenka puntland ayna xubno ka yihiin wasiir iyo masuuliyiin kale 

Wareegto-page0001

Developed by Jago Desain