Sawirka Maanta :Caasimada Puntland ee Garowe iyo masuuliyiinta Gobolada Puntland

Sawirka Maanta : Caasimada Puntland ee Garowe iyo masuuliyiinta Gobolada Puntland
Sawirka maanta waxan ku soo qaadanayna sawir ka hadlaaya waxa kala haysta Caasimada Puntland ee Garowe iyo qaar kamid ah masuuliyiinta gobolada puntland.

qaar badan oo kamid ah masuuliyiintaas inta ay ku suganyihiin caasimada waxay degan yihiin hoteelo kiro ah waxaana ku baxa kharash badan oo haday goboladooda joogi lahaayeen kaga qayb qaadan kareen horumarinta deegaanadooda

daawasho wacan  



Developed by Jago Desain