Sawirka Maanta :Xagaagan xamar bay ka shidantahay anaguna xildhibaanka fedraalkaan rabnaa

Sawirka Maanta :Xagaagan xamar bay ka shidantahay anaguna xildhibaanka fedraalkaan rabnaa
kadib markii ay ugu danbayn wafaqday dawlada Puntland in doorkan doorashada Xildhibaanada Barlamaanka Dawlada Fedraalka soomaaliya lagu soo xulo qaabkii hore ee 4.5 kadib markii ay dawlada uu Madaxwaynaha Ka yahay Xasan Sheekh ay Ku guuldareysay in ay dalka ka qabato doorashooyin xor ah sida uu ahaa balanqaadkii madaxda dowlada ee sadexdii sanno ee ugu dambeysay. 

ayaa waxaa durba bilowday loolankii iyo tartankii loo gali lahaa xubinimada barlamaanka Fedraalka oo xgaagan Dooran doona madaxda Dalka Dad badan baa jagooyinkoodii ay beelahooda u hayeen ka tanaasulaaya , meelaha qaar odaayashu rabaan in boosaska qaar ay iswaydaarsadaan taas oo ka dhigi doonta Xagaabaxa Sanadka XAGAA BAX SIYAASADEED




Developed by Jago Desain