Daawo:Abwaanad Maanso Qiira Badan oo la magac baxday Arxan Daro Ka Tarisay Masiibada Tahriib-ta


Masiibada Tahriibka waa mid Taabatay qof waliba oo Soomaali ah waana Mid Mugdi Galisay Rajada Guri Waliba oo uu Ku nool Yahay Qof Soomaali ah waana Aafo ay adagtahay in La Helo Cid Moosta waana Arin uur ku taalo iyo Adhax Gayn ku ah Bulshada Soomaaliyeed.

Taasi waxay Dhaxal Siisay Bulshada Soomaaliyeed qayba Heeda Kala Duwan in uu qof waliba si gooni ah ooga Hadlo Masiibadan Tahriibka iyada oo ay Maalin waliba soo Baxayso Ama soo Yeedhayso Qayla Dhaanta aafada Tahriibka.

Hoodo Mohamud Noor (Hood Garays) Waa Saxafiyada Ka Howlga Sha Tv-ga Star Waxayna Sida oo kale Kaalin muuqata Ka tahay Bahda Suugaanta oo waa Hal Abuur Curiya Suugaanta iyo Gabayada Waxayna Masiibadan Tahriibka ka Curisay Maanso ay oogu Wan qashay Arxan Daro

halkan ka daawo

Developed by Jago Desain