Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanad Dugsiyeedka 2015/16 Oo Maanta Ka Bilaabanaya Guud ahaan Puntland


Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa sheegtay maanta inay qabanayso dhamaan deegaanada Puntland imtixaankii kama danbaysta ahaa sanad siyeedka 2015 ilaa 2016.

Wasaarada ayaa sheegtay in laga doonayo ardaydii soo dadaalaysay mudda dheer iyo waalidiintood inay maanta u diyaar garoobaan qaadista imtxaanka.

Dugsiyada imtixaanka maanta u fariisanaya ayaa ardaydu ay u diyaar garobaayaan imtxaanka waxaana durba bilowday ardayda Dugsiyada Sare iyo Dugsiga dhexe oo u socda schooladii ay wax ka baran jireen si ay ugu soo gaalan imtixaanka.
Developed by Jago Desain