Posts

Sawiro:Barcelona oo ku Guuleysatay Horyaalka 2015/2016 ee Dalka Spain



Kooxda Barcelona ayaa awooday in ay xili ciyaareedkii labaad oo xiriir ah ay difaacato koobka La Ligaha kadib markii ay kulankii xili ciyaareedkan 2015/16 ugu danbeeyay ay 3:0 ku soo dubatay kooxda Granada, waxaana guushan Barca ka soo caawiyay Luis Suarez oo saddexley dhaliyay si uu kooxdiisa koobka La Ligaha ugu gacan galiyo.Messi iyo Iniesta ayaa iyaguna taariikh khaas ah ka sameeyay kooxda barcelona.



Barcelona ayaa rekoor udhigtay shanta horyaal ee Yurub ugu waawayn waxayna noqotay kooxda kaliya ee sideedii xili ciyaareed ee ugu danbeeyay ku guulasytay lix koob oo horyaalka ah.









Developed by Jago Desain