Posts

SAWIRO:Roob Iyo Duufaan Xalay 40 Guri Dhulka La Simay Degmada Taleex

‎‏Roob dabaylo iyo Danab wata ayaa waxyeello badan soo gaarsiiyay deegaanno kala duwan oo degaanno kala duwan oo degmada Taleex ee gobolka Sool ka tirsan tasoo dhimasho iyo dhaawac mid hantiyadeed isugu jirta.

Roobabkan oo habeenimaddi xalay aheyd mashaqeeyay degmada Taleex ayaa waxay baabi’iyeen 40 guri iyo tiro aan la hubin oo ah sanqadaha ganacsiga iyo kuwa la dago isgu jira,sida uu xaqiijiyay sheekh Taqile oo kamid ah culumada magalada Taleex.






‎‏
Developed by Jago Desain