Ciidamada Puntland Oo Xiray Xarumaha Idaacadda Radio Daljir

Ciidamada Puntland Oo Xiray Xarumaha Idaacadda Radio Daljir
Xarunta Radio Daljir ee Bosaso ayaa goor dhow hawada laga saaray kadib markii ciidamo ka tirsan Puntland Ay Halkaasi Gaareen,

Lamana Garanayo Sababta Ka dambeysay Xariga Xarumaha warbaahineed ee idaacadda Dalljir, gaar ahaana Magaalooyinka Garowe iyo Bosaso,

Warqadda lagu xiray xarunta Idaacadaasi ee Bosaso, ayaa waxaa ku saxiixnaa Taliyaha Booliska Puntland, Walow aan Lagu Cadeyn Sababta Loo xiray,

Wariyayaal ka Tirsan Daljir ayaa Noo xaqiijiyay in amar lagu siiyo iney hawada ka saaraan Xarumaha idaacada ee Deegaanada Puntland,

Maanta ayeey aheyd markii ay idaacadaasi Baahisay Cod laga duubay Wasiirka warfaafinta Puntland, Kaas oo Saxaafadda uu ugu hanjabayo,

Akhri Warqadda lagu xiray Qeybta Bosaso :


Developed by Jago Desain