DAALACO: Jadwalka Isku aadka Xaafadaha ee Barnaamijka Kediska Ramadaanka ee SBC Intenational ee sanadkan 1437/2016

DAALACO: Jadwalka Isku aadka Xaafadaha ee Barnaamijka Kediska Ramadaanka ee SBC Intenational ee sanadkan 1437/2016
Gudiga Tartan aqooneedka Kediska bisha barakeysan ee Ramadaan ee SBC International ayaa ku dhawaaqay Iskuaadka xaafadaha ka qeyb galaya Tartanka sanadkan 1437/2016.

xaafadaha ka qeyb galaya sanadkan tartanka Kediska Bisha ramadaan ee SBC waxa ay dhan yihiin 24 xaafadood waxaana uu gudigu shaaciyay in xaafadahaasi ay u qeybiyeen 6 group oo min afar ah .

Kediska ramadaanka SBC waa Barnaamij sanadkasta xiliga bisha ramadaan lagu tartan siiyo xaafadaha ka kala dhisan magaalooyinka iyo deegaanada Puntland.

ISKU AADKA XAAFADAHA SANNADKAN 1437/2016 EE BARNAAMAJKA KEDISKA SBC INTERNATIONAL


JADWALKA KEDISKA RAMADAANKA SBC – 2016/1437

GROUP AGROUP BGROUP CGROUP DGROUP EGROUP F
Goljano WaciyeHorsed CarmoNew BalidhidinHilaac BaargaalNew DhaharKotmo Rako Raaxo
1August Garowe26June BosasoHorsed GaroweWaaberi CarmoHodan GaroweXafatu Carab Bosas
Qunyar DhaharGuryo SamoIsku shubanHorseed DhahrRaxiis BssWaaberi Garoowe
Bilkheyr XaaboSandhuboWadajir GrweHantiwadaagBooxaaro ShrbiHodman Dhr
Jadwalka IS araga Xaaadaha Ee barnaamajka Snadkan

Taariikh

02.Ramadan
Goljano Waciye    VS     1-da August Garowe
Horseed Carmo    VS     26-ka June Bosaso


03.Ramadan
New Balidhidin VS Horseed Garowe
Hilaac Baargaal VS Waaberi Carmo


04.Ramadan
New Dhahar VS Hodan Garowe
Kotmo Rako Raxo VS Xafatul Carab Bosaso

05.Ramadan
Qunyar Dega Dhahar VS Bilkheyr Xaabo
Guryasamo Waciye VS Sandhubo Bargaal

06.Ramadan
Jeceyl Iskushuban VS Wadajir Garowe
Horseed Dhahar VS HantiWadaag Garowe

07.Ramadan
Raxiis Boosaso VS Booxaaro Shrbi
Waaberi Garowe VS Hodman Dhahar

08.Ramadan
Goljano Waciye VS Qunyar Dega Dhahar
Horseed Carmo Vs Guryasamo Waciye

09.Ramadan
New Balidhidin VS Jaceyl Iskushuban
Hilaac Baargaal VS Horseed Dhahar


10.Ramadan
New Dhahar VS Raxiis Bosaso
Kotmo Raxo raaxo VS Waaberi Garowe


11.Ramadan

1-da August Garowe VS Bilkhery Xaabo
26ka June VS Sandhuubo Bargaal


12.Ramadan
Horseed Garowe VS Wadajir Garowe
Waaberi Carmo VS Hantiwadaag Garowe

13.Ramadan
Hodan Garowe VS Booxaaro Shrbi
Xafatul Carab VS Hodman Dhahar

14.Ramadan
Goljano Waciye VS Bilkheyr Xaabo
Horseed Carmo VS Sandhuubo Bargaal

15.Ramadan
New Balidhidin VS Wadajir Garowe
Hilaac Baargaal VS Hantiwadaag Garowe

16.Ramadan
New Dhahar VS Booxaaro Shrbi
Kotmo Raxo raaxo VS Hodam Dhahar

17.Ramadan
1-da August Garowe VS Qunyar Dega Dhahr
26-June Bosaso VS GuryaSamo

18.Ramadan
Horseed Garowe VS Jaceyl Iskushuban
Waaberi Carmo VS Horseed Dhahar

19.Ramadan
Hodan Garowe VS Raxiis Bosaso
Xafatul Carab Bosaso VS Waaberi Garowe
Developed by Jago Desain