Daawo: Kaftanka Siyaasada iyo Prof Axmed Samatar iyo Manhajyada Waxbarasho ee Gobolada Soomaaliya iyo Cali Xaraare

Daawo: Kaftanka Siyaasada iyo Prof Axmed Samatar iyo Manhajyada Waxbarasho ee Gobolada Soomaaliya iyo Cali Xaraare

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo uu soo Jeedinayo Wariye Cali Xaraare.

Barnaamijka ayaa waxaa si gaar ah loogu soo qaatay Prof: Axmed Ismaaciil Samatar waxyaabaha uu kala kulmay Xisbiyada Ucid, Kulmiye iyo Wadani, Heestii uu dhowaan ka qaaday Hargeisa iyo Sidoo kale Jaamacada Camuud ee magaalada Boorame oo loo diiday inuu ka heeso.

Dhinaca kale Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Manhajyada Waxbarasho iyo Gobolada Soomaaliya

daawasho wacan

Developed by Jago Desain