Sawiro Naxdin badan :15 Soomaali Tahriib ah oo ku dhimatay magaalada Kasama ee dalka Zambia

Sawiro Naxdin badan :15 Soomali Tahriib ah oo ku dhimatay magaalada Kasama ee dalka Zambia



Zambia:-Wararkaka imaanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in Soomaali gaareysa 50 oo Tahriib ah laguna soo qaaday dhinaca danbe ee gaari Xamuul ah kaas oo ka yimid magaalada Kasama ayaa markii uu marayey Levy Mwanawasa Bridge in Chembe District waxaa naqaska ku xirmay 15 qof oo ka mid ah 50 kii gaariga xamuulka lagu soo qaaday kuwaas oo geeriyooday.

Ciidanka Booliska ee dalka Zambia ayaa markii ay qeyliyeen Soomaalidii kale waxaa lagu amray darawalkii in uu furo gaariga xamuulka waxaana ay ciidanka Booliska ka soo saareen 15 qof oo meyd ah iyo 35 kale oo naf la caari ah.

Ciidanka Booliska ee dalka Zambia ayaa xabsiga dhiga Darawalkii iyo 35 qof ee Soomaalida ahaa waaa Musiibo kale in Dhalinyaradii Soomaaliyeed ku dhintaan Tahriib mar kale iyaga oo nolal doon ah

Dhalinta Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan ugu geeriyooda safaro halis ah oo ay usii maraan dalal ay isleeyihiin waxaad ka heleysiin nolol dhaanta mida soomaaliya

Developed by Jago Desain