Ciid Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Baargaal.Net

Ciid Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Baargaal.Net


Dhamaan umada Soomaaliyeed meel walaba oo aad joogtaan Waxaan idinku hambalyaynanaa Munaasabada Ciidul Adxa oo aad ku wada damaashaadaysaan dunida daafeheeda waxaanu idin leenahay farxad iyo rayn rayn ku ciida.

Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa akhristayaasha shabakada BAARGAAL.NET waxaan ilahay ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo cibaadada cadaabtana uu naga xoreeyo Insha Allah.

Waxaan Alle weydiisanaynaa in u dalka Soomaaliya iyo dadkaba uu ka dul qaado dhibaatada Dagaalada Colaada iyo abaaraha uguna badalo Nabad, Cadaalad, Horumar, Sinaan, iyo Barwaaqo.


SHABAKADA BAARGAAl.NET
Isha wararka horumarka Deeganada Calbari
Nagala soo xiriir : Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain