Daawo Video Qosol Badan : Maxaa Kala Haysta Xasan Sheekh iyo C/wali Gaas Kaftanka Siyaasada iyo Cali Xaraare

Daawo Video Qosol Badan : Maxaa Kala Haysta Xasan Sheekh iyo C/wali Gaas Kaftanka Siyaasada iyo Cali Xaraare
Waa barnaamijkii kaftanka siyaasada ee uu daadihiyo wariye cali xaraare waxaana todobaadkan barnaamjka looga hadlay arrimo badan oo qosol leh ayna ka mid ahayd hadalkii muranka badan dhaliyay ee uu madaxwayne xasan sheekh ugu gafay puntland ee uu ku tilmaamay 2 gobol iyo bar  iyo jawaabtii madaxwaynaha Dawlada Puntland ee C/wali maxamed cali gaas uu arintaas ka yiri  

sidoo kale waxaa barnaamajka looga hadlay nin tuur leh oo la ganaaxay 

Barnaamijka waxaa diyaariyay oo idiin soo gudbinaya wariyaasha Cali xaraare iyo yaasin ducaale daawasho wacan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Developed by Jago Desain