Faah faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Mudug

Faah faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Mudug
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug gaar ahaan Deegaanka Docolle ee Bariga Gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Dagaal geystay khsaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkan ayaa dhexmaray Maleeshiyaad ka kala tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug, waxaana Dagaalka uu yahay mid goos goos ah oo weli Maleeshiyaadka ay isku hor fadhiyaan.

Inta la xaqiijiyay Dagaalkan ayaa waxaa ku dhimatay 6 Qof halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen,waxaana weli jirta cabsi ku aadan in mar kale halkaasi uu Dagaal kale ka Qarxo


Dawlad Goboleedka Puntland iyo maamulka Galmudug ayaanan weli ka hadlin Dagaalka dhexmaray Maleeshiyaadka ka kala tirsan 

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari 
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain