DEG DEG: Puntland, JubbalandIyo Galmudug Oo Lagu Celiyay Liiska Murashaxiinta Aqalka Sare

DEG DEG: Puntland, JubbalandIyo Galmudug Oo Lagu Celiyay Liiska Murashaxiinta Aqalka Sare



Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa dib ugu celiyay liiska murashaxiinta aqalka sare ee 3 maamul goboleed kuwaas oo sabtidii soo gudbiyay, sababta waxaa lagu sheegay si ay u hubiyaan 30% ee qoondada haweenka.

Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa bayaan uu soo saaray wuxuu ku sheegay in magacaabista la waafajiyo MHQ ee 14-16 September qododkiisi 5.5 oo qeexayay in qoondada haweenka ee aqalka sare ay dawlad goboleed kasta xaqiijiso 30% kuraasta aqalka sare ay utartamaayaan haween kaliya

ugu daynba waxaa loogu baaqay maamuladaas inay waafajiyaan magacaabidoona warmurtiyeedkii oyo qodobadii shirkii MHQ ee horay loogu heshiiyay

Baargaal.net

Developed by Jago Desain