DHAGEYSO:- Culima’udiinka Puntland oo baaq culus u diray Ergooyinka soo Xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub

DHAGEYSO:- Culima’udiinka Puntland oo baaq culus u diray Ergooyinka soo Xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub



Culimaa 'udiinka dawlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay howlaha doorashooyinka ee ka socda dalka gaar ahaan deegaanada Puntland.

Culimaa 'udiinka Puntland ayaa ugu baaqay madaxda Dawlada Puntland in ay ka shaqeeyaan midnimada shacabka kunool deegaanada Puntland iyo sidoo kale guud ahaanba dalka Soomaaliya.

Culimaa 'udiinka Puntland ayaa ugu baaqay madaxda Dawlada Puntland in ay soo xulaan dad karti leh oo ka shaqeyn karaa ammaanka iyo sidoo kale midnimada umada Soomaaliyeed.

Culima’udiinka ayaa ugu baaqay Ergooyinka soo Xulaya Xildhibaanada Cusub ee ka imaanaya deegaanada iney soo xulaan Xildhibaan ay dadka jecel yihiin oo aan tuug ahayn.

waxa ay sidoo kale ka hadleen culimada Puntland abaarobaahsan oo ka jira qeybo badan oo ka tirsan deegaanada Puntland , waxaana ay umada muslimiinta ah ugu baaqeen in ay soo gar gaaraan dadka dhibaateysan.
Halkan hooseka dhagayso
Developed by Jago Desain