Maamulka Gobolka Bari : sharciga ayaan horkeenaynaa cidii aan ku aragno iyagoo gudaha Magaalada Boosaaso ku kala gadanaya raashinka deeqda ah ee ka yimid Dowladda Turkiga

Maamulka Gobolka Bari : sharciga ayaan horkeenaynaa cidii aan ku aragno iyagoo gudaha Magaalada Boosaaso ku kala gadanaya raashinka deeqda ah ee ka yimid Dowladda Turkiga



Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys dhedo ayaa sheegay in ay sharciga horkeenayaan cidii ay ku arkaan iyagoo gudaha Magaalada Boosaaso ku kala gadanaya raashiinka deeqda ah ee ka yimid Dowladda Turkiga.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in sidii loogu tala galay in loo bixiyo raashiinka isla markaana goobaha loogu tala galay in lagu bixiyo.

Waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin inla masuq maasuqo raashiinkaasi isla markaana si kale loo isticmaalo.

Hoos ka Dhageyso Codka

Developed by Jago Desain