PUNTLAND OO BAARLAMANKA HOR-GEYSAY U TARTAMAYAASHA AQALKA SARRE EE SOOMAALIYA

Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay liiska magacyada musharaxiinta Puntland ugu tartamaysa aqalka sarre ee Baarlamanka Dowlada Federalka Soomaaliya, Waxaana ka muuqda liiska maanta laga hor shaaciyay gollaha wakiilada Puntland qoondo wanaagsan oo Puntland ay ka siisay Haweenka ka dib markii maalmo ka hor beesha caalamka iyo guddiga doorashada Soomaaliya dib ugu celiyeen Puntland, Jubaland iyo Galmudug.


Waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Dowlada Federalka Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray xubnaha la tartamayay Jenaraal Moorgan.

Liiskan cusub oo uu soo saaray Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ka hor intii aanu ka dhoofin Garowe ayaa waxaa ka dhex muuqanaya xubno cusub oo isuguy jira siyaasiin iyo Haween ku cusub Saaxadda Siyaasadda.

Akhriso magacyadda loo soo xulay musharaxiinta Puntland ugu tartamaysa Aqalka Sarre ee Baarlamanka Soomaaliya


1-Saynab Xaashi Biixi.
-Shukri Aadan Maxamed.
-Xaawo Caynab Cabdi.

2-Hodon Maxamuud Cismaan.
-Basro Cumar Geele.

3-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.
-Aamino Aadan Cabdullaahi.

4-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.
-Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5-Siciido Xassan Cismaan.
-Axmed Cabdala Tigaana.
-Siciid Maxamuud Aadan.
-Maxamed Maxamuud Cali Bile.

6-Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.
-Hodon Ismaaciil Cilmi.

7-Maxamuud Axmed Maxamuud.
-Faadumo Siciid Maxamed.

8-Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’.
-Maxamuud Cali Siciid.
-Bootaan Bare Samatar.

9-Cabdixakiin Axmed Xaashi.
-Mahad Daahir Sheekh Nuur.
-Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

10-Cali Ismaaciil Cabdi Giir.
-Shukri Cabdullaahi Maxamuud.
-Farxaan Cali Xusseen.

11-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.
-Siciid Maxamed Cali.
-Faarax Cawad Jaamac.

BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari
Email: Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain