Qarax goordhow ka dhacay Maqaayada Sky Blue ee magaalada Muqdisho

Qarax goordhow ka dhacay Maqaayada Sky Blue ee magaalada Muqdisho



Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ruxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Taalada Xaawo Taako, ku dhow Tiyaatarka qaran, waana qarax Ismiidaamin ah.

Gaari laga soo buuxiyey Walxaha qarxa ayaa la sheegay in uu isku qarxiyey meel ay dhowr maqaayaad ku yaallaan, waxaanaka dhashay khasaare kala duwan.

Halka gaarigan ku qarxay waxay u dhaxeysaa Maqaayadaha SYK Blue, Al-bair iyo kuwo kale, waxaana hadda halkaasi ku qulqulaya gaadiidka gurmadka degdegga Ah.

Khasaaraha guud inta uu la egyahay lama oga, xaaladuna waa mid kacsan La soco wixii soo kordha

BAARGAAL.NET
ISHA WARARKA HORUMARKA DEEGAANADA CALBARI

Developed by Jago Desain