Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo diiday inuu Furo Kalfadhiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo diiday inuu Furo Kalfadhiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland
Kalfadhigii barlamaanka Puntland oo maanta ay ku beegnayd 25 Actobar lana qorshaynayay in uu furmo sida uu qabo dastuurka Puntland ayaa baaqday.

Xildhibaano barlamaaanka ka tirsan ayaa sheegay in kulanka baarlamaanka sharciyan ay tahay in madaxwaynuhu furo isla markaana madaxwayne Gaas oo shalay Bosaaso soo gaaray uu xalay codsaday in ku xigeenkiisu golluhu furo islamarkaana ay ka biyo diideen xubno ka tirsan barlamaanka madaama madaxwaynaha oo dalka ku sugan aysan sharci ahayn in ku xigeenkiisu furo fadhiga barlamaanka.

Arintaan ayaana barlamaanka tan iyo xalay xiisad ka dhex abuurtay gudoonka barlamaanka puntland o

dhinaca kale warar hoose oo soo gaarayaha warbaahinta ayaa sheegaya in fadhigii barlamaanka dib loo dhigay mudo aan la cayimin.

BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain