(DEG DEG) Agaasimihii Madaxtooyada Boosaaso Oo Goordhaw Lagu dilay Boosaaso

(DEG DEG) Agaasimihii Madaxtooyada Puntland Oo Goordhaw Lagu dilay Boosaaso

kooxo hubeysan ayaa goordhaw magaalada boosaaso ee xarunta Ganacsiga puntland ku dilay alle ha u anxariistee agaasimihii madaxtooyada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Aadan gaas, waxaana sida ay goobjoogayaal  xaqiijiyeen  Toogtay Nin dhalinyaro ah, xilli uu ku sugnaa Hotelka Haruuse ee Bosaso.
Boosaaso ayaa dilkaan waxa uu unoqonayaa kii 2aad iyadoo hore dhaawac boosaaso kasoo gaaray ugu dhintay taliye ku xigeynkii policeka maamulkaasi.
SHABKADA BAARGAAL.NET
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain