Posts

TALIYE KU XIGEENKII CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO GEERIYOODAY


alla ha u naxriistee waxaa goor dhawayd geeriyooday gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi, oo shalay ay dablay hubaysani ku dhaawacday magaalada Boosaso ku geeryooday isbitalkii lagu dabiibayay.

waxaa geerida ku timid ka tacsiyeeyay Taliyaha ciidamada Puntland General Ereg oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay in geerida ku timid Saxardiid ay ka tacsiyadaynayaan ,isaga oo tilmaamay in lagu raad joogo kooxihi ka danbeeyay falkaas.

Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa horey loogu dilay sarakiil badan iyo mas’uuliyiin.
Developed by Jago Desain