Posts

DEG DEG: Doon siday xoolo oo ku degtay Cumaan


Doon Siday Lo'a Ay Ka Qaaday Dekada Berbera Ayaa Maanta Barqadii Ku Degtay Meel U dhaw Dekada Salaala Ee Dalka Cumaan,

Doontan oo Habeen Hore ka Shiraacatay Dekada Berbera 09/01/2017 Oo Siday 580 Dibi iyo 15 Qof oo u Dhashay Wadanka Hindiya Ayaa Ku Degtay Badwaynta u Dhaw Dekada salaala ee wadanka Cumaan

wararka ayaa intaasi ku daraaya  Ayaa Intaa Ku daray In Dhamaanba La Badbaadiyay Shaqaalihii Doontaa oo u Dhasahya Wadanka Hindiya,

Doontan Degtay Ayaa Magaceedu Ahaa AL AXMADIYA

Xiligan Ayaa Bada waxa ka Dhaca dabaylaha loo yaqaano NUJUBKA oo Kasoo Kaca Bada Hoosteeda Inta badana Haliis Ayaay galisaa Doonyaha waawayn ee Bada Maraya,

SHABAAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka Calbari 
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain