Posts

Mucjiso hadda lagu arkay degmada Baargaal iyo dadka oo isugu soo baxay oo iskala hadlaya

Degmada Baargaal iyo Deegaamada ku harayraysan waxaa laga arkay mucjiso ku saabsan dayax iyo xidig masaafo ahaan aad isugu dhow oo si waadax ah loo arkayo.

Waxaa kaloo xusid mudan in bishu tahay bil saddex, waqtiyadaan oo kalena aan la arki jirin, waxaana hadd la arkayaa dayaxii oo maalin cad la arkayo iyo sidoo kale xidig ku dhow.

BAARGAAL.NET
ISHA WARARKA HORUMARKA CALBARI

Developed by Jago Desain