16 Musharrax oo ku hari doona Wareega hore ee Doorashada (Akhriso Magacyada, Yaa ka mid ah ?)

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isugu jira Musharaxiin ay daacad ka tahay in ay qabtaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Musharaxiin kale oo doonaya in ay siyaasada kusoo galaan iyo kuwa dano kale ku bisleysanaya. Qaar badan oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ayaa la saadaalinayaa in aysan wax badan oo saameyn ah ku laheyn doorashada, Waxaana musharaxiinta badi ku hari doonaan wareega ugu horeeya ee doorashada hadii uusan imaan isbadal lama filaan. Musharaxiinta qaarkood ayaa laga yaabaa in ay tanaasulaan kana haraan doorashada kahor inta aysan bilaaban, waxaa sidoo kale jira Musharaxiin ku adkeesanaya in ay doorashada ka qeyb galayaan iyaga oo og in aysan heleyn xitaa 10-cod. Halkan ka Akhriso Magcayada Musharaxiinta la saadaalianyo in Wareega hore ee doorashada ku hari doonaan 1-Maxamuud Maxamed Culusow 2-Maxamuud Axmed Tarsan 3-Bashiir Raagge Shiiraar 4-Cabdinaasir Maxamed Cabdulle 5-Cali Xaaji Warsame 6-Maxamed Cali Ameeriko 7-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi 8-Cabdullaahi Cali Gees 9-Xaaji Maxamed Yaasiin 10-Axmed Maxamed Cabdi 11-Zakariye Maxamed Xaaji 12-Maxamed Cali Jabarti 13-Maxamed Cabdirisaaq 14-Siciid Ciise Maxamuud 15-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 16-Saciid Cabdullaahi Dani Musharaxiintan ayaaan aha kuwa ugu saameynta yar Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana suurto gal ah in si lamo filaan hal ama labo kamid ah ay usoo gudbaan wareeega labaad ee Doorashada.
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isugu jira Musharaxiin ay daacad ka tahay in ay qabtaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Musharaxiin kale oo doonaya in ay siyaasada kusoo galaan iyo kuwa dano kale ku bisleysanaya.
Qaar badan oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ayaa la saadaalinayaa in aysan wax badan oo saameyn ah ku laheyn doorashada, Waxaana musharaxiinta badi ku hari doonaan wareega ugu horeeya ee doorashada hadii uusan imaan isbadal lama filaan.
Musharaxiinta qaarkood ayaa laga yaabaa in ay tanaasulaan kana haraan doorashada kahor inta aysan bilaaban, waxaa sidoo kale jira Musharaxiin ku adkeesanaya in ay doorashada ka qeyb galayaan iyaga oo og in aysan heleyn xitaa 10-cod.
Halkan ka Akhriso Magcayada Musharaxiinta la saadaalianyo in Wareega hore ee doorashada ku hari doonaan
1-Maxamuud Maxamed Culusow
2-Maxamuud Axmed Tarsan
3-Bashiir Raagge Shiiraar
4-Cabdinaasir Maxamed Cabdulle
5-Cali Xaaji Warsame
6-Maxamed Cali Ameeriko
7-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
8-Cabdullaahi Cali Gees
9-Xaaji Maxamed Yaasiin
10-Axmed Maxamed Cabdi
11-Zakariye Maxamed Xaaji
12-Maxamed Cali Jabarti
13-Maxamed Cabdirisaaq
14-Siciid Ciise Maxamuud
15-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
16-Saciid Cabdullaahi Dani
Musharaxiintan ayaaan aha kuwa ugu saameynta yar Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana suurto gal ah in si lamo filaan hal ama labo kamid ah ay usoo gudbaan wareeega labaad ee Doorashada.

BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain