Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.21.03.2017

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.21.03.2017
Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirada, Waxaana sida dad badan ay filayeen golaha Wasiirada kasoo dhax muuqday aqoonyahano badan oo sumcad badan ku dhax leh bulshada Soomaaliyeed.
Wasriirada la magacaabay waxaa ku jira Siyaasiyiin horey dalka uga oo qabtay xilal kala duwan sida Wasiiro, Safiiro iyo Shaqooyin kale oo waa weyn, waxaa sidoo kale ku jira Aqoonayhano iyana ku cusub saaxada siyaasada Soomaaliya.

Halkan ka AKhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaa Golaha Wasiirada
DAAROOD
1- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
3- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.
4- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)
5- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Ogaadeyn, Cawilyahan
DIR
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale
2- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ( Godo-Biirse)
3- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq,  Habar Jecle.
4- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre
5)  Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal
6) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis
Digil iiyo Mirifle
1- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)
2- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)
3) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta/ Hadamo.
4) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.
5) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda/ Dabare
Beelaha Shanaad
1- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.
2- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)
3- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Beesha Shanaad, Reer Xamar.
4) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax,
5) Xil. Eng.  Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
BAargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain