Posts

BAARGAAL: GABAY CUSUB TAAGEERO IYO TALO KU SOCOTA MADAXWAYNE FARMAAJO

BAARGAAL: GABAY CUSUB TAAGEERO IYO TALO KU SOCOTA MADAXWAYNE FARMAAJO
waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Gabay uu ka tiriyay egmada Baargaal Abwaan Siciid muumin cIsmaan oo kaga hadlaayo Doorashadii taariikhiga ahayd ee ka turjuntay rabitaanka shacabka ee lagu doortay madaxwayne Maxamed CAbdulaahi Farmaajo 

Gabaygan ayuu abwaanku ku muujinaayaa taageeradiisa go'aankii xildhibaanada ay ku doorteen Madaxwayne Maxamed cabdulaahi farmaajo asagoo dhinaca kale talo u dira dawlada cusub 

Dhagaysi iyo Daawasho wacan 

 
Developed by Jago Desain