Kooxo Burcad Badeed ah oo Dooni Kaluumaysi ka Afduubtay Xeebaha Eyl

Kooxo Burcad Badeed ah oo Dooni Kaluumaysi ka Afduubtay Xeebaha Eyl

Kooxo Loo Maleynayo Burcad-Badeed ayaa Si Xoog Ah u Qafaashay Dooni Maraysay Xeebaha Degmadda Eyl ee Gobolka Nugaal.

Waxeyna Iska Dajiyeen 10-Shaqaale ah oo la sheegay iney u dhasheen dalka yemen, lana socday Doonidaasi Kaluumeysi. Sidaas Waxaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee Reuters Saraakiisha Ciidanka Badda Puntland Ee (PMPF)

Waa weerarkii labaad oo bishan Ay qaadaan Kooxo burcad badeed Ah, xilli kaluumaysiga sharci darada ah uu cirka isku shareeray , tan iyo markii ay howlgalada milatari ka bilowdeen xeebaha Somalia

Shabakada Baargaal.net
isha wararka Horumarka CAlbari
BAargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain