Posts

Daawo: Kooxda Alsaaducuun oo Jawaab degdeg ah usoo dirtay Culimada Ictisaam

Waxaa warbaahinta la hadlay kooxdii dhawaan la baxday magaca cusub ee urur diimeedka al saaducuun bil xaq kaaso buuq iyo khal khal ka abuuray soomaaliya.

Xubnaha ugu sareeya ururkaasi ayaa ka jawaabay dhawaaqi culimada ictisaamka ee dhawaan sida adag ula hadashay kooxdan kashiftayna in ay yihin tagfiir.Kooxdan tagfiirka ayaa sheegay in ay u digayaan xubanaha ictisaamka ah ee ku abuuray waxay ugu yeedhen foodada iyo kicinta shacabka.

Xubin U Hadashay kooxdan ayaa dhamaanin kirey hadalo ka soo yeedhay inta badanculimada soomaaliya oo ah kuwo u badan xisbiyo kala duwan.

wuxuuna sheegay in lagu sheegay tagfiirka oo aminsan iyaga mooye in dadka inta kale tahay gaalo wuxuuna sheegay in aysan ahayn tagfiir bulshada islaamka ahna u aqoonsan yihin muslim .

Sidoo kale waxaa u ka hadlay in lagu sheegay khawaarij kuwaaso aminsan in danbiga macaasida ah lagu gaalobo balse waxa usheegay jameeco ahaan in aysan aaminsaneen saas.
Developed by Jago Desain