Posts

Madaxweyne Gaas oo u Dhoofaya dalka Imaaraadka Carabta


Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegay in uu maalmaha nagu soo aadan uu booqan doono dalka Imaaraadka Carabta sida ay xaqiijiyeen iloku sugan madaxtooyada Garowe.

Waxaa la sheegay in madaxweynaha uu magaalada Dubai kula kulmi doono saraakiil ka tirsan shirkad-da DP world oodayactiris ku samayn doonta dekedda magaalada Bosaaso.

Heshiiskan ayaa la sheegay in uu yahay mid lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Puntland. 

Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in ay ku wehlin doonaan xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladda Puntland.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari

Developed by Jago Desain