Riyo cunay wiil yar abaarta Darteed Gudaha Deegaan ka tirsan Gobolka Mudug

Riyo cunay wiil yar abaarta Darteed Gudaha Deegaan ka tirsan Gobolka Mudug

Miyiga degmada Camaara ee Gobolka Mudug ayaa Cunug laba jir ah ay Ari’ ku cuneen, arrintaas oo noqotay mid aad looga naxay.

Hooyada dhashay Cunuga laba jirka ah ayaa inta ay meel seexisay ka tagtay, balse waxay uso noqotay wiilkii oo Ari’ ay cuneen, isla markaana lafo kaliya ay ka hareen.

Markii ay Hooyadii soo noqotay ayaa waxay u timi wiilkeedii oo uu ari cunay, walibana Hilibkii dhamaan uu diirtay Arigu.

Abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa maraya meel aad u xun, kuwaas oo gaaray heer ay Xooluhu dadka xunnaan.

Wariye Cabdi Xassan Rooble oo ku magac dheer Awoowe ayaa kuso waramaya in qaybo ka mid ah Galmudug laga hadal hayo dhacdadan.
Developed by Jago Desain