Posts

Boqorka Dalka Sacuudiga Oo Waraaq Casuumaad Ah U Soo Diray Madaxweyne Farmaajo


Boqorka dalka Sacuudiga boqor Salmaan Bin Cabdi Casiis ayaa warqad casuumaad ah u soo diray Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si uu uga qeyb galo shirka wadamada islaamka iyo Mareykanka waxaana lagu qaban doona magaalada Riyaad.

Warqada casuumad ah ayaa waxaa loogu soo dhibay safiirka Sacuudiga u fadhiya dalka Kenya Dr Maxamed Cabdi Khani Khiyaad waxana uu kulan kula qaatay magaalada Muqdisho.

Safiirka iyo Farmaajo ayaa kawada hadlay qadiyado dhinacyo badan ah oo xiriirka labada dal ay ugu horeeyso
Developed by Jago Desain