Posts

DAAWO Nin 25 sano ku shaqeysanayay sixirka oo lagu qabtay Bosaso, Imisa masul ayuu sixray


Nin muddo 25 sano ku shaqeysanayay sixirka ayaa ciidamada Puntland ee magaalada Bosaso soo qabteen.

Ninkaan waxaa la sheegay inuu cadeeyay inuu sixray madax dawladda ka mid ah, Ganacsato iyo dad qoysas ah.

Waxaa la filayaa in maanta maxkamada Bosaso lasoo taago.
Developed by Jago Desain