Posts

Deg-Deg: Dawlada Qadar oo ku Dhawaaqday in Dawlada Somalia iyo Alshabaab Wada Hadalsiin Doonaan.


Dawlada Qadar ayaa ku Dhawaaqday in Dawlada Soomaaliyeed ka Codsatay in Urur Alshabaab La Wada Hadalsiiyo so si Wadanka Nabad Buuxda loogu Soo Dabaalo. 

 Wasiirka Arrimaha Debada ee Wadanka Qadar ayaa Hadalkan Sheegay Waxaana Laga Soo Duubay Fariin muuqaala. 

Madaxda Dalka ugu Saraysa ayaa siyaabo kala u Duwan u Gaaray Dalka Qatar Waxaana Qorshahan uu ahaa mid La Filayey. 

 Hadii Dawlada Qadar ku Guulaysato Wadahadalka Dawlada iyo Kooxda Alshabaab Tani Waxay ka Dhigan Tahay in Somalia Dhibka ay ka Baxayso.

 BAARGAAL.NET
Ishaawararkaahorumarkaa calbari
Developed by Jago Desain