Daawo Kaftanka Siyaasada: Buuhoodle xagee raacsantahay, Isbedel la yaab leh oo ku yimid Galdogob, Puntland iyo soo dhawayntii wasiir xoosh iyo wasiir juxa

ciid wanaagsan ... Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ay soo Jeediyaan Wariye Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale oo lagu soo Bandhigay Qodobo Xiiso badan    waxaa kamid ah qodobada todobaadkan lagu soo babdhigay 

Isbedel la yaab leh oo ku yimid magaalada Galdogob, Soomaalida oo la yaaban magaalada Buuhoodle Maamulka ay Raacsan tahay, Dhibaatada kala haysata Saxafiyiinta Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta, Khilaafka Arimaha Khaliijka, soo dhawayntii Puntland ee Wasiirada Dastuurka DF, iyo Wasiirka Arimaha Gudaha DF iyo Qodobo Kale oo Xiiso leh. 

 Daawasho wacan
Developed by Jago Desain