Dhagayso Qiimaha xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Baargaal iyo Garoowe

Dhagayso Qiimaha xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Baargaal iyo Garoowe

Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha maanta oo ay taariikhdu tahay 08/06/2017 oo lagu eegay sayladaha Degmada Baargaal oo gobolka Gardafuu ka tirsan iyo Garoowe oo gobolka Nugaal ah . 


  waxaa soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji oo Garoowe uga soo warama Radio Ergo.

Waxaa soo jeedinaysa warbixintab Waris Maxamed

Xigasho : Radio Ergo



Developed by Jago Desain