Posts

WAR DEG-DEG: Akhriso: Madaxweyne Gaas oo isku shaandhayn ku sameeyey golaha xukuumada magacaabayna wasiirro cusub


Madaxweynaha Puntland c/wali maxamed cali gaas ayaa isku shaadhayn kooban ku sameeyey golihiisa wasiirada, waxaana la iskugu shaandheeyey sidan: Liiska Wasiirada ee la magcaabay maanta. 

 1. Cabdiraxmaan Barkhad Warsame- Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta 

 2. Cabdikhadar Faarax Shaaciye- Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta 

 3.Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda 

 4. Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare 

 5.Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga

 6. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda 

 7. Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka 

 8. Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

 9.Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka
Developed by Jago Desain