Posts

Akhriso magacyada: 10-ka arday ee ugu sarreysa imtixaankii dugsiyada sare ee bartamaha iyo koonurta Soomaaliya

Inta badan ardayda gashay kaalimaha 10-ka ugu sarreeya ayaa ah ardayda dhigata iskuulada magaalada Muqdisho, marka laga reebo hal arday oo dhigta iskuul ku yaalla degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Tobanka arday ee ugu sarreysay ayaa ah dhammaatood wiilal, waxaan yaba leh inaysan ku jirin wax gabdho ah. 


Sidoo kale ma jiro arday ka dhibco sara maray 94%.

Imtixaankan oo la qaaday bsihii May ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 18 kun oo arday.

halkan hoose ka akhriso magacyada ardxayda iyo natiijadooda



1- Cabdiqaadir Cabdulaahi Salaad Colow (94.00)
2- Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim Cali (93.71)
3- Shaafici Xasan Maxamuud Kaahiye (93.29)
4- Mascuud Cumar Cabdiqaasim Xasan (93.14)
5- Bashiir Maxamed Xirsi Diiriye. (92.86)
6- Salmaan Cali Xaaji Aadan Cali (92.79)
7- Cabdirasaaq Macallin Ibraahim Nuux Daa’uud. (92.71)
8- Maxamed Haashim Maxamed Saalax. (92.57)
9- Cimaadudiin Abuukar Shiikh Cabdilaahi (92.50)
10- Cabdilaahi Xasan Maxamed Maamow (92.43)
Developed by Jago Desain