Posts

Daawo: Gudoonka Barlamaanka"Mooshin Lagama Keeni Karo RW Khayre

Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad,ayaa cadeeyey inay diyaar u yahiin inay joojiyaan Mooshin kasta oo laga keeno dowladda federalka Soomaaliya, waxaana uu sheegay in si ssluub loola Xisaabtamo Dowlada Dhamaantooda.



Mahad Cabdalla Cawad wuxuu sheegay inaysan xilligani dowladda u baahnayn dhibaato loogana Bahan yahay cid kasta inay qaadato masuuliyaddeeda dowladda Ka saaran.
Developed by Jago Desain