Daawo Sawirada Xarumaha Ganacsiga Boosaaso Oo Maanta La Xiray

Daawo Sawirada Xarumaha Ganacsiga Boosaaso Oo Maanta La Xiray
Ganacsatada magaalada Boosaaso, ayaa sameeyay gadood, xirayna xarumahooda ganacsi, ka dib markii ay ka cawdeen Canshuuro adag oo dawladu ay kuso rogtay.

Maanta ayaa waxaa la arkayay xarumo ganacsi oo ku yaala Boosasooo xiran, waxaana ganacsatadu ay hortaagnaayeen xarumahooda ganacsiga.
Boosaaso ayaa laga dareemay gadoodka ay sameeyen ganacsatadaku dhaqan magaalada, Ma jirto ill aaiyo hadda War kaso baxay dawlada oo ku saabsan gadoodka ay Ganacsatadu sameeyen.Waxaa gadoodkoodu uu kuso beegmayaa xilli sarifka lacagaha uusan sal lahayn Puntland sanadihii ugu dambeeyay .



BAARGAAl.NET
isha wararka Horumarka Calbari
Developed by Jago Desain