WAR DEG-DEG AH: Akhriso: Beesha Siwaaqroon oo caawo taageero iyo kalsooni buuxda siiyay wasiirka haweenka Puntland

WAR DEG-DEG AH: Akhriso: Beesha Maxamed Siwaaqroon oo caawo taageero iyo kalsooni buuxda siiyay wasiirka haweenka Puntland

Beesha Siwaaqroon ayaa caawo isku raacday in wasiirka haweenka dowlada Puntland Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin ay beesha u matasho gollaha wasiiradda uu dhowaan soo magacaabayo madaxweyne Gaas, kadib markii lakala diray xukuumadii ay ku jirtay. 

 Shir ay beesha ku yeelatay Garowe oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ay ka kooban tahay, ayaa wasiirka haweenka Puntland waxay ku ammaaneen waxqabadka iyo mashaariicda ay kawada Puntland waxayna kalsooni ku siiyeen inay howlaheeda sii wadato. 

 Sarkaal katirsan beesha oo kamid ahaa xubnihii shirka ku jiray ayaa Puntlandnews warkaan u xaqijiyay. 

 Xigasho : puntlandnews
Developed by Jago Desain