barcelona oo la soo wareegaysa "Xavi of Africa" ​​iyo arintaas oo calaamad u ah dhammaadka xilligii Andres Iniesta

barcelona oo la soo wareegaysa "Xavi of Africa" ​​iyo arintaas oo calaamad u ah dhammaadka xilligii Andres Iniesta



Qaar badan oo ka mid ah wararka saxaafadda ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay sheegayay in ciyaaryahanka reer Ivory Coast, Jean-Michel Siri, ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda faransiiska ee Nice , uu ku biiri doono kooxda Barcelona ee dalka Spain,

wargeyska katalonia ka soo baxa ee "El Mundo Deportivo" iyo Raadiya faransiiska ee "Monte Carlo" ayaa sheegay in Barcelona ay bixin doonto qiimaha lagu burburin rkaro heshiiska Sere.

inkasta oo uu buuxo qadka dhexe ee Barcelona, ​​wargayska Catalania waxay aaminsantahay in Blaugrana ay ka go'an tahay inay la soo wareegto ciyaaryahankan caalamiga ee jira 26-sano , kaas oo loogu yeero "Xavi-ga Afrika" .

ku biiritaanka Siri ee Barcelona xagaagan, ayaa la micno ah laga dhamaadka waayihii iyo xili ciyaareedkii hoggaamiyihii khadka dhexe ito fanaankii iyo farshaxankii khadka shexe Andreas Iniesta oo sheegay in uusan weli saxiixin heshiis cusub iyadoo uu heshiiskiisii hore dhacayo xagaaga soo socda.

Baargaal.net ... xulka ciyaaraha
Developed by Jago Desain