Posts

Dhagayso:- Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo Beeniyey Duqayn la sheegay inay ka dhacday gobolkaasi.

Dhagayso:- Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo Beeniyey Duqayn la sheegay inay ka dhacday gobolkaasi.

Gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab(gubsul) ayaa ka hadlay duqayn lasheegay in lala eegtay qaybo kamid ah gobolkaas taas soo uu sheegay inuu yahay war been abuur ah.

Gudoomiyaha gobolka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inay jiraan maraakiib jariif ka wadda Puntland aysana jirin wax duqayn ah oo ka dhacday badaha Puntland.

gudoomiyaha gobolka Gardaafuu Maxamuud Axmed Caynab ayaa sidoo kale wuxuu sheegay wararkaasi inay Baahiyeen Idacado dano Gaar ah leh sida uu sheegay ayna sharciga latagi doonaan cidii lagu helo warkaasi.

Hoos ka dhagayso Codka Gudoomiyaha gobolka Gardafuu.

Developed by Jago Desain