DHAGEYSO:-Diyaarado duqayn ka gaystay Gobolka Gardafuu

DHAGEYSO:-Diyaarado duqayn ka gaystay Gobolka Gardafuu

Wararka ka imaanaya deegaanka Afkalahaye ee gobolka gardafuu ayaa sheegaya diyaarad nooca qumaatiga u kacda inay duqaynka gaystay halkaasi

Dadka deegaanka gaar ahaan xoola dhaqatada ayaa cabsi xoogan ka muujiyay duqayntan diyaadareed.

lama oga ilaa iyo hada khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay duqayntan , diyaaradan ayay dadka deegaanka sheegeen inay u kacday markii danbe dhanka magaalada Bosaaso.

Ayaanle Cabdulaahi Bile oo ka mid ah dadka deegaanka Afkalahaye ee degmada Caluula ayaa radio Daljir ugawaramay dhacdadaasi.

Hoos kadhagayso waraysiga. 


Developed by Jago Desain