Posts

shirka nabaddoonada, waxgaradka, aqoonyahanka beelaha Majeerteen ee ilaalinta abtirsiinaha iyo nasliga nasliga Majeerteen oo garowe ka furmay

shirka nabaddoonada, waxgaradka, aqoonyahanka beelaha Majeerteen ee ilaalinta abtirsiinaha iyo nasliga nasliga Majeerteen oo garowe ka furmay

Mid kamid ah beelaha Puntland oo maanta Garowe isugu yeertay nabadoonada iyo waxgaradka beelaha Majeerteen.

Beesha Cali Xijiijle oo kamid ah beelaha Puntland wax ka dhistay, ayaa maanta isugu yeeray nabadoonada iyo waxgaradka beelaha Majeerteen.

Beeshaan ayaa qabatay shir loogu magac daray shirka nabaddoonada, waxgaradka, aqoonyahanka beelaha Majeerteen ee ilaalinta abtirsiinaha iyo nasliga nasliga Majeerteen.

Arrimaha shirkaan lagu falanqeyndoono waxaa kamid ah inay beeshu ka cabanayso dulmi ay katirsanayso beelaha kale ee Puntland iyo dowladda, dulmigaas oo kala ah in beesha la xaqiro iyo inaysan kaalin kulahayn hay’addaha kala duwan ee dowladda Puntland.  
Developed by Jago Desain