Sarkaal ka tirsan maxkamada darajada 1aad gobolka bari oo bosaso lagu dhawacay.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa fiidki caawa oo sabti ah lagu dhaawacay taliye Maxamed Cali Saleebaan oo kamid ah maxkamada darajada kowaad ee gobolka Bari. waxana dhaawac taliyaha gaystay dablay baastoolada ku hubaysan kuwaso haybtooda la aqoon sida ay xaqiijiyeen taliska qaybta booliska gobolka bari. dhaawac taliyaha ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalda bosaso si xaaladiisa caafimaad loogu dabiibo mana jirto ilaa hada cid ka hadashay dhaawaca taliye Maxamed cali Saleebaan oo ka tirsan Maxkamada darjada 1aad gobolka bari.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa fiidki caawa oo sabti ah lagu dhaawacay taliye Maxamed Cali Saleebaan oo kamid ah maxkamada darajada kowaad ee gobolka Bari.
waxana dhaawac taliyaha gaystay dablay baastoolada ku hubaysan kuwaso haybtooda la aqoon sida ay xaqiijiyeen taliska qaybta booliska gobolka bari.
dhaawac taliyaha ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalda bosaso si xaaladiisa caafimaad loogu dabiibo mana jirto ilaa hada cid ka hadashay dhaawaca taliye Maxamed cali Saleebaan oo ka tirsan Maxkamada darjada 1aad gobolka bari.

wixii soo korna naga filo waqtiyada soo socda 
Developed by Jago Desain